Al Shabaab oo Goob Fagaare ah ku toogatay Shan Ruux (Akhriso Magacyada)

Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe waxa ay galabta ku toogteen shan ruux ay ku eedeeyeen in ay ahaayeen jawaasiis u shaqeysa sirdoono kala duwan. Maxkamada Al Shabaab ayaa sheegtay in shanta ruux ee la toogtay in ay ahaayeen  jawaasiis u shaqeysa sirdoonada dowlada Federaalka Soomaaliya, Mareykanka iyo sidoo kale … Continue reading Al Shabaab oo Goob Fagaare ah ku toogatay Shan Ruux (Akhriso Magacyada)